Videos


Xasan Adan Samatar Hees Cusub la dhaho Qaali 2010



Waa Hees Cusub La Dhaho Qaali uu ku luqeynaya Fanaanka Qarniga Xasan Aden Samatar "Xasan Jaceyl" waa habeyntii Xx_King_xX

Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 225,650
Added: 4 years
Runtime: 3:19
Comments: 57

Tags for this video:  



Find more videos in the: "Music"
Uploaded by: King Production
See more videos uploaded by King Production


Related Videos:

samatar hees cusub
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 160089
hees samatar arooskena amiin new song 2009
Xasan Aadan Samatar - Wardheer lyrics 2010 Somali Hees by Yuusuf-Yusuf
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 124804
Hees qalbiga laga soo xulay " **** dhibaatadda, Adigay igu dhaliyee"
xasan aadan & shankaroon - xariirtii Jannada- by Arrowtail
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 395329
Xasan Aadan Samatar & Shankaroon Axmed Sagal
Ma Soomaali Baa Tahay - Samatar
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 203266
From the Album (Asma) Produced by MOHAMED YUSUF DAALO STUDIO
NEW Album 2010 - JAANGO ft Nimca Dareen
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 408935
Jango's Long awaited Album is finally here.
hees cusub best somali song ever Somali Song- mashxarad 2010.mp4
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 243864
HEES CUSUB 2010 Erayadii Mohamed Deeq Alfa, Musigii Mustafa Karama, Codadkii Qoomaal iyo Maryan Mursal 2010 London UK ... Hees Cusub Mashxarad
Samatar New Song Qaali Waagacusub Tv
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 76151
Waa hees cusub oo magaceedu yahay QAALI,Al Fanaan Hassan Adan Samatar,Music By Ahmed Saleh Qasim,edit by Deeq Shig shigoow,Produced Waagacusub Tv
Danab - By: Faysal Jawaase - Brand new Song
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 229701
Hees cusuc oo uu noogu nluqaynayo fanaanka cusub ee sanadka Mr. Faysal Jawaase. Heestan waxaa midhaha iyo laxankaba sameeyay abwaanka da'da yar ee...
Hassan A. Samatar & Khadra Daahir - Ma Is afgaranaa - SomaliSwiss.net
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 136420
Hassan A. Samatar & Khadra Daahir - Ma Is afgaranaa - http://SomaliSwiss.wordpress.com
Qurux Badanidayey (leh Hanuuniye) lyrics Somali Hees 2010. By Yuusuf-Yusuf.
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 88370
Hees Somali oo qalbiga laga soo xulay. Very Special1.
Somaliland18 May 2009 Maryan Mursal Hees Xaflad 09
Rating Rating Rating Rating Rating
Views: 658444
Somaliland sanadguuradii 18aad 2009 Maryan Mursal, heestii waa Somaliland.
Xuseen Shire jamac (Ciyaar jecel) - ''Adaa i leh Aniga'' 2010
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 239819
http://www.heegantv.com/ New Somali Song, Waa hees somali ah oo aad u macaan waxaa ku luuqeenaya abwaan, fanaan iyo laxamiistaha Soomaliyed ee...
samatar hees cusub
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 32739
Wellcome to Famous Somali Singer Hassan Adan Samatar ......... samatar new song 2009
maxamed saleebaan tubeec NEW SONG
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 387030
new somali song.boqorka codka.hees cusub
sheeko gaaban broducer by zaki boy
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 199352
BALANBAALIS STUDIO NAIROBI GOOR DHOW AYADOO DHAMEYSTIRAN NAGA FILO THANKS FOR YOUR WATCHING
Hees Cusub .Xasan Aadan Ku Afura Jacaylkoo Isu dhiiba Ubax.wmv
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 20042
Waa Hees Aqalgal ama aroos loogu talo galay
Xasan Adan Samatar Nairobi Kenya -djsomali.com
Rating Rating Rating RatingRating
Views: 64976
Djsomali.com http://www.djsomali.com/ Somali Music ::Djsomali.com:: Somali Music Download Somali music Download Somali music, Somali mp3s, Somalia...
Saido Shiino Nafteydaay By Waagacusub TV
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 88928
Heesta Nafteeyday run sheeg fanaanada Saido Shiino By Waagacusub Media
Xasan Aadan Niiko Waalan
Rating Rating Rating Rating Rating
Views: 185343
Haahey
SOMALI 2009 FARXIYA FISKA...JACEYLKA
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 720249
Markaan Da'da Jiray 15 by Hassan Aden Samatar - Remastered 2011
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 618217
Download song: http://somali-music.com/audios/3933/markan-daund039da-jiray-15-remastered-by-hassan-aden-samatar.html This is one of the best songs...
Hassan adan Samatar - Debaylaha remix (Digil-mirifle.com)
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 222310
http://digil-mirifle.com/
Qalanjo iyo Samatar
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 799394
Qalanjo & Xasan aadan waayo_waayo iyo berisamaad.....
H.A. Samatar Ma Ogtahay Siraadeey
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 155362
al fanaan hassan adaam samatar
Xasan Aden Samatar
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 338532
Xasan Aden Samatar

Comments:

Author King Production (4 years)
@101143143 sxb guulwade camal u hadlee adi maa qarashka bixinaya heesta
video laga dhigayo xasan aden heesaya

Author TheMuggiegirl (4 years)
luv dis song wow wow

Author sulekha Gabooyo (2 years)
wooooow

Author Jaamac Cali (4 years)
xasan eelay waad heestay walee

Author indhacolle (4 years)
heersare i appreciating dat looooolz

Author Khalif Mohamed (4 years)
ANIGA IN AAN FANAAN NOQDO AYAAN RABAA MAGACEYGANA WAA SAMATAR SEE LA
YEELAHEE NIN AYAA MAGACA CAAN KU EHEE

Author DeeQ A (3 years)
@killer1259 kkkkkkkkkk beerta baad ku jirta marka saan filayo sxb sorry*
madaba magacii laga hor qatey*lol

Author Hindisaa (4 years)
Sweat, Noolow Samatar, Top Somali Music Legend, waayadan dambe codkiisu
waaba sii macaadey, hadda ka horna waxaan xusuustaa show uu ku dhigay
Sweden oo uu is yidhi heesta Beledweyne qaad oo uu qaadi kari waayey oo uu
codkiisu xidhmay, tolow odayga ma qalliin baa dhuunta lagaga sameeyey.
Samatar ealy 90s ma heesi kari jirin, maanta waa kaa. kkkkkk.

Author Mohamed Osman (4 years)
wawawawawaw Hargeysa caadi maaha lol Hees waloo la qaado amma fanaan aan
Hargeysa heestiisa ku darin way iska yaryihiin... sorry dadka ka xumoow..
waa u dhalasho midho samayntu lol

Author bravo man (1 year)
heestan maa abwaan maxamed hassan dhaqlas baa sameyey mise?

Author Badal yare (2 years)

Author MrGoal08 (4 years)
xassan aadan samatar waw he is the only real somalian singer ....... VIVA
SAMMATAR NOOLOOWW

Author indho aarau (1 year)
kkkkkkkkkkk

Author somboy4life (4 years)
xasan heesta sanadka waa istaahishaa

Author nuradin22 (4 years)
@Gacan25 xasan adan baydhabo uu ka yihid taas ku dar he
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waana nin hawiye ka naxo nafta waa kkkkkkkkkkk

Author King Production (4 years)
@karaamo1 fanaan xasan aden hakaa ahaado ama hakaa saqiiro !! cajiib

Author indho aarau (4 years)
waxba noomaad sheegin

Author maxamed01 (4 years)
samatar noloow ala hees macaana xassan adan samatar waan ku tageray samatar

Author Suldan59 (4 years)
waa hees wacan

Author MrGoal08 (4 years)
fanaanimadu waa haybad maaha in microphone ka la iska qabsado oo dadka
lasoo hor istaago ... eee sidan oo kale ohow ama codkaga adiga un iska
dhagayso lolzzzzzzz.....

Author nana dan (4 years)
xasan aadam samatar xasan baashee waa fanaan qaran marka waa yahaan danbe
waxaad moodaa in aay fanaan kaan caanka ah aay harqayeen fanaan cusub oo
dhalinyaro ah marka fanaan ka waxaan oran lahaa xasan baashe waxaad tahay
fanaan weyn marka dhalinyarada in kasta oo aay cod macaan iyo heeso kugu
gaarin hadana ubanaeeeeeeeeeeee

Author burci2 (4 years)
Xassan Adan Samtar= Somali traditions...Thumps up if you agree...

Author baaruud99 (4 years)
viva hargaysa somaliland xasan aadan waa meeshu kasoo baxoo sidaa darteed
ayuu u amaanayaa lol murtida uu ku luuqeeyana waa meesha looga habeeeyo waa
mudan tahay hargayysa hooyada fanka

Author Abdinaasir Ali (4 years)
Hassan sidaasa la koo fadee

Author somaliland24sevan (4 years)
wow xasan adan is back i love this song

Author bushrayarey (4 years)
inaba caadi maha noolow samatar

Author HASHABU (4 years)
waa hees aaad u mcan tunti waan oran lahaa samarntar waa fanankuii aduunka
ugu codmacnaa waxan lee yhay saas ku wad sxb mahadsanid

Author kaariyecf (4 years)
Waw mr samatar hees aduunka

Author King Production (4 years)
@ismahify thanx

Author MsHalling (3 years)
NooooooooooooooooooooooooLoW , Wiligaa NABAD.

Author King Production (4 years)
@MrGoal08 kkkkk runtaan kugu jeclahay walee Xasan Adan fanaan gaara ma jiro
meeshuu ka heesana nin kale fanaan isku sheegaya oo mic qabsanaya ma jiro
nooolow Xasan adan fanaanka qarniga!!!

Author MsHalling (4 years)
Somali meelkasta ee joogaan waa jeeclahay ILAAHOOW NOO KAS WAX WANAAGSAN

Author karaamo1 (4 years)
woooooow waa hees jirto

Author Junee3000 (4 years)
waaw heestaan waahees cajiib ah waxaan kuleeyahy fanaankii qarankoow
halkaas kasiiwad heesaha cajiibka ah

Author King Production (4 years)
wooooooooooooooooooooooooooooooow I LOVE THIS SONG WAAAW CAJIIB XASAN
NOOOLOW

Author nuradin22 (4 years)
Big Somali Legend viva adeer xasan

Author Mrkatiya (4 years)
al fanan samatar ninyahow cadi matihid runtii codkaga waa laga wada
qeyliyey mashlaha viva samatar

Author King Production (4 years)
@MrAxmed10 adigaba waxba nomaad sheegin

Author ismahify (4 years)
SONG OF THE YEAR!!!!!!!!!! Amazin wel das Xasan Adan Samatar 4 Ya He is da
BEST!!!!!!!!!!!!!! I Love this song.

Author Mo- hassan (4 years)
wow waa hees layaab leh oo aad iyo aad dadka u cajibayan

Author maxamudgadar (3 years)
hees taan waa hees aad umacaan samatarna waa ku mahadsan yahay
kkkkkkkkkkkkkkk

Author karaamo1 (4 years)
wooooow heesta cadi mahan

Author sharxaye (3 years)
Mucjiso hada maqashen Axmad Saalax waaye, i dont think anyone else would do
better, Samatar + Ahmad Salah Qasin "Naj" = caadi mahan, thanks mr king

Author Jaamac Cali (4 years)
xsax

Author Hassan Gasbare (2 years)
A legend of Somali kind... VIVO Hassan Adan Samatar !!

Author 4351098 (3 years)
xasan adan samatar waa fanaanka kaliya ee somaliya leedahay waxaba kasii
daran codkisa isma badalin noooolaaaw samatar

Author jama abdimalik (3 years)
hasan samar ish the one,, and will be alwayz,, luv the song

Author maxamudgadar (3 years)
hees taan waa hees aad u macaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Author samiya881 (4 years)
xasan adan samatar waa fanaan somaliyeed hargeeysana waa gobal kamida
somaliya hadii uu maano waa isagoo amanay somali dhan hadii ad maqleyso
hagesa oo kaliya dawo calanka somaliya kaar ayaan ku sareenaa waa hobal
hargeysa

Author adam warsame (4 years)
MASHA ALLAH: INAAD QURUX QAALI AH TAHAYI, CAASHAQA HA KALA QUBIN WAA HEES
CAJIIB AH OO AAN AAD IYO AAD UGA HELEYI.............???

Embed Video:

URL 
Link 

Search Video

Top Videos

Top 100 >>>

Videos

Analyse website