Video CategoriesVideos | Muxaadaro: Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun
Related Videos:
Comments:Author macalin cismaan (23 days) Hadaad barato kawaran quraanka oo laguu baro caruurta: akhriska qoraalka iyo quraanka adoo jooga gurigaaga mellaba aan adin waa machadka shaam online meelkasta caalamka kajoog ! ? tilifoonka waa free:: 0013476309679 skype :: shaaam114 kudarso inshaa allaah walaal intaad wax kale ku mashquuli lahayd waa barashada quraan. Author Boqorada Kaftanka (1 month) mansha alah (Y) Author yar ibra (1 month) ishaa ka tuurtey Author anel abdi (1 month) masha allah alla yabarik sheikh mustafa Author nuur Shams (2 months) Masha allah sheekh mustafa allah ku dhooro Author muna ahmed (4 months) mashalah sheekhu markan wuu yara ilahaay haku barakeyo walalo Author Mohamed Ahmed Abdi (5 months) Mashaa allaah. Kheeyr alla ha siiyo Author ducaale26 (6 months) Masha allaah ilaahay haku xafido Author abdelh70 (8 months) Waxaan qabaa dadka dhahaya sheekha ma fahamno kama wadaan luqadiisa ma fahamno ee waxay fahmin waxa uu ka hadlayo, maxaa yeeley sheekhu badanaa ma iftoodo mana u wacdiyo sida ay sooomaalidu u baratay ee waa nin akhriya kutubta fikiriga islaamiga ah ka dibna wuxuu ka fahmoo soomaalida u sheegaa laakiin dadweynuhu iyagu si fudud waxaas uma fahmaan. Author abdulreshid abdi (10 months) mahaa allaa shekh qu waa halinyaryaay ali ilaah ha afidee Author Abdifatah Abdulahi (10 months) masha alaah Author Abdifatah Abdulahi (10 months) masha alaah inaah ha ka abaal maryo ajar iyo xasanaad ha siiyo Author ahmed osman (10 months) WAXAN KU DHASHAY HOSPITAAL MARTINO XAMAR KUNA BAR BAARAY KANA SOO DHOOFAY MEEL KALE EE SOMALIYANA MAAN ARAG OO AN AHEYN XAMAR SHEKH MUSTAFA HARUUN HADALKIISA 100% WAAN FAHMAYAA SIDAA DARTEED QOFKAAN GARAN LUUQADIISU WAXAN FILAYA IN QOFKAAS UU U BAHAN YAHAY LUUQADA SOMALIGA SOO BARTO INTA UUSAN SOO HOR FARIISAN SHEKHAN Author SuperAbdul0000 (11 months) Waa run oo Mustafe ma fahmi karro qof aan dhisneyn ama aqoon laheyn, way ku adagtahey dadka waweyn, dadka reer guraaga ah, kuwa tuula joogta ah iyo dabaqada murqmaalka ee degan magalooyinka Somalia. Sidaa awgeed waa cabasho jirta haddaan si kale u dhigo Mustafe dad gaar ah ayey la hadlaa. Author nogobland (1 year) jazakallaah kheyr sheekh mustafa xaaji ismaaciil, afsomaligaaga ninkii fahmi waayay somaliga isagaan aqoonin kkkk, Ogadenia way ku jeceshahay! Author TheGasle (1 year) salaamu alykum dhamaantiin walaalaha muslinka ee soomlida meelkasta oo ay jogaan, run ahaantii aad baan ula dhacay muxaadarooyinka sheikh mustafe Harun, waa sheikh la socda waaqica aduunka waxbadan daraaseeyay cilmi fara-badan oo ka tirsan kan ay gaaladu barteen .. ILAAAY WAXAN KA BARYAA IN NOOCIISO KALE NOO BADIYO.. amein.. fadlan waxaad ii sheegtaan goortii VIDEOgan la duumay ama la sameeyay taariikhdisa.. mahadsanidiin Author Abdulkarim Jimale (1 year) waxbaa kaa qaldan. ruux koofur ka yimaday waa dhib inuu fahmo afguriga waqooyiga, ruux waqooi ka yimid waa ku dhib inuu fahmo afguriga koofurta. marka adaaba hurdaya ee hurdada ka kac. wax aadan taqano maba jirtee Author mohamed muhamed (1 year) maansha laah Author dad madhibe adan (1 year) maansha laah sheekh mustafe oo dhalinyaro ah ..... Author Ahmed Warsame (1 year) masha alla sheikh mustfe xaji oo dhalinyaraa mase weli sheikhu wa u yaryahay hada lolz! allaha xifdiyo sheikh mustafe X ismacil Author Gutsyndicate (1 year) May Allah bless Sheikh Mustafa Adunya fi nimah and Akhira fi jannah. Author Deeqa Hassan (1 year) Hehehe reer xamarkii miyaa fahmi waayey Shaykha...waa reer wooqiyi Assal ah lahjadiisu.....Lakin this Shaykh Speaks with Wisdom and Ilm MashaAllaah mid aduun iyo mid aakhiraba wuu bartay..Allow dhowr and Bless him. Author Deeqa Hassan (1 year) Alla waa Shaykh Mustafa oo yar:) MashAllaah.... Author Jirde Senior (1 year) qofkii haya muxaadiradan qaybteedii 3aad ha soo uplosd gareeeyo Author Jirde Senior (1 year) saxwaa runtaaa Author Fircoonniga Somalia (1 year) even if you claim to be a jew, still in Israel you are segregated for your low cast low grade genetics. Israelis are too proud to sit next to a black xabash breeded with an arab, ethiopians southerners of arabia and do truly suffer from a doomed historical contrivance. Somalis are your masters, and together with Israel we are going to kick you back to your yemenite refugee camp. there is no biological, historical, cultural and even a linguistic relationship that you share with this region Author Siciid Saleebsn (1 year) ialaahay waxaaynu ka baryaynaa in uu janadiisa inaga waraabiyo dhamaan teen muslimiinta oodhan qofkastana wuxuu shaqaysto ayuu la kulmayaa maalinta uu godgalo naftayda iyo dhamaan walalahay waxaan jecelahay in aaynu dadal samayno ilahayna tala sarano Author zakaiye ziziz (1 year) a,s,c sheekh mustafe ) aniga cid kale oo aan ahaan sheekh mustafe aana ahaan ma fahamo mana dhagasato inta badan lkn dadka waxaas ku hadlayaa waa dada aan somalia ahaan lkn bar tahaya qofka somalia waayo ani waxaan arkay dad badan oo aan ahaan somalia lkn ku hadlaya qofka somalia waxaa jir kara dada u bar tahaya afka somalia in dadka somaliyeed khaalkhaal iyo dhiiba iyo waxaas u keen markaas sheekh mustafe waxas ha dhagaysaan dadka somaliyeed waa ku fahamayaan ,c,s,w Author xuubsiibte (1 year) qof hurda waad toosin kartaa. laakiin qof iska dhigaya inuu hurdo ma toosin kartid waa jawaabta kuwa fahmiwaayey sheekha Author 143AHI (1 year) mansha allah he was so young at that time sheekhu. Author zak osman (1 year) fahmidu mahan in qofku uu ku hadlayo luuqad aad ku hadsho , lakinse fahmidu waxay ka timadaa wa maskaxda haddii uu qofku garadkiisu hooseeyo waxan filaayaa inusan garan kareyn aniga waxan ku dhashay xaafada bondhere qof waliba oo somli ah oo hadlana wan garan karaya shekhana wa shekh calim ah ilbaxna ah waxan oran laha ka faideesta shekh mustafa wana nin ka hadlaya mowduucyada manta dunida ka jira wana shekh fahmaya xalada manta salam alekum Author Ali Barre (1 year) Masha Allah,,,,kuwa fahmi wayay shiikh mustafe ineey wax fahmana ayeey san rabin Author MOE AMIN (1 year) beentooda waaye waa lagu fahmayaa si wanaagsan sh.mustafa ..munaafaq meel walbo joogfaa Author Maslah Cadde (1 year) anigoo ah maslax maxamuud cali waan ku salamayaa sh. mustafa intaa kadib. anigaba waan arkay dad dhahaya waxba kama fahmaayo shiiqaan laakiin waxaaan is leeyahay dadka ay wax u bilaabanyihiin inay ku fahmi karaan Author suuley xaylow (1 year) allahu akbar , allahu akbar , allahu akbar . sheikh mustafa allah hanoo xafido . allah Dartiisa ayaan ujecelahay . inbadan ayaan isku deye inaan arko ama laxiriiro wali waan kuguuleysan la'ahay Author my sumayo abdirahman (1 year) asc reer somaliland hadey wada ahaan lahayen sid sh mustaf waa u dhacan leheed alhayoo naxafid sh.xaji ismaccilna dhowr anag dhan nadhowor Amiin yaa laah Author Mustafa Jama (2 years) qofka sheekh mustafe fahmi waaya afsomaliga ku yar, ee inuu barto isagu weeye Author MrKaahin (2 years) CIMRIGA IYO CAQLIGABA ALLE HAKUU BARAKEEYO.... Author gulet18 (2 years) ALAAH HA KU DHOWRO AKHIRO IYO ADUUNBA HANA KU SIIYO CIMRI CIBAADO GAARA UBADKA DHAMAAN ALLE HA KAAGA YEELO SI,AADA IYO SI KA KHEER BADAN, ANAGANA ILAAHAY SIDOO KALE IIMAAN DHAB AH AYAAN ILAAH BARYAYNAA DHAMAAN Author 01162242931 (2 years) mashallah a star in the sky Author MrBaafo (2 years) sheekh mustafa ilaah kheyr hakaa siiyo wacdiga aad na wacdinaysid mash allah Author deeqdaacad1 (2 years) sheekh mustafa jzk allah Author kowlaba3 (2 years) Inbadan ayaa sheekh u ducaysay anna AAMIIN baanleeyahay Author bidaar2dheere (2 years) WoW ! ! ! Really, if you want to be the person you want be is not so easy like eating cake and drinking cup of water, but like this SHEIKH (Mostapha Ismail Harun) got faced millions of obstacle. Please be ready billions of circumstances that's the way you can attain your achievement. Oh May ALLAH BLESS YOU SHEIKH MOSTAPHA, wish you full Khayr here and JANNAH hereafter. I am walking the way you have walked. Author Dahir Ali (2 years) masha allah sheekha markan wuu yaraa dhalinyaruu ahaa i hope to be like him wallah so young and so sheikh masha allah allah xifdiyo sheekha Author abdulkadir mohamed (2 years) allaha ku dhowro anagana allaha na dhowr iyo dadka mulimiinta oo dhan Author daqareyare (2 years) mashaa allah shekena rabi ha xifdiyo Author khalidducaale (2 years) maanshalaha alo cimirigiisa iyo aqaligiisa u dheeree Author Jubba Cybêr (2 years) Maasha Allaah sheikh Musfata Ilaahay qayr hasiiyo Author casoowe100 (2 years) Mansha alah shekh mustafa waa shekh ad uwanagsan ilah waxan kabar yahay in uu sidisokale iga dhigo, markaan shiekhu markuu qoslo walahay wlalkay buu u egyahay mansha alah. Embed Video: | Search VideoTop Videos |

