Videos


Wareysi : Fanaanka Qarniga Cawaale Aaden



http://www.oodweynenews.com/ , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, Xisbi, Udub, kulmiye, burco, Somaliland, Somalia, somali Songs, Afrika, muqdisho. hees cusub,fanaan, puntland,

Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 78,880
Added: 2 years
Runtime: 72:57
Comments: 26

Tags for this video:  



Find more videos in the: "Entertainment"
Uploaded by: oodweyne
See more videos uploaded by oodweyne


Related Videos:

Xafladii Ciida Live Universal TV Part 3
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 54142
CAWEYSKA ALTESO IYO CAWKE DIYAAR
Rating Rating Rating Rating Rating
Views: 39722
nimco dareen Wareysi 1
Rating Rating Rating Rating Rating
Views: 30702
Universal tv North America
clips.mpg
Rating Rating Rating Rating Rating
Views: 13089
DAF PRESIDENT DU MRD - message audio 24 FEVRIER 2011
Rating RatingRatingRatingRating
Views: 239
MANIFESTATIONS A DJIBOUTI
Waka Waka djibouti
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 1606
Ayant participé a une action humanitaire durant ma mission la marine national a aidé a restaurer une école primaire de djibouti et voici un ptit...
hampton "Exorcist" Williams Audition So You Think You Can Dance Season 10
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 10906
She & Him- I Could've Been Your Girl
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 580378
Mozart vs Skrillex. Live - with a Twist.
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 1034716
Delivery Man - Official Teaser Trailer (HD) Vince Vaughn
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 12565
Final Results & Mirror Ball Champs Crowned - DWTS 16 (Finale)
Rating Rating Rating Rating Rating
Views: 17261

Comments:

Author abas abdisalam (1 month)
axsan fanaan

Author WIIL WAAL (5 months)
cawaale
somali dhab ah baad tahay sxb

Author axlaam ali (7 months)
yaacni hote lan dagamahay ma dat ka lo shegoya wa yabe

Author axlaam ali (7 months)
waaw cawale cadi mahit 

Author Afaf Muridi (9 months)
waaaaaaaaaaaaaw love crzy aan kuahay cawaloooow waligaa nolow hesahadan ku hestaa anga

Author Qaw khan (1 year)
Nooloow cawale waxaad tahay fanaan qaran..fanka waad shiday oo heeso fiican baad ku luuqadaysay waana ka wada helay baan u malaynayaa

Author Abdikhalaq Hassan Samir (1 year)
kkkk..dadka jacaylku aadka u saameeye na waan ka fasaqnaa kuwa aanu wali helina waanu ku dhibqinnaa.....cawaale adam waa imtaxaan ....sxb....walaahi waanu ku jecelahay hadanu nahay reer borame...long life bro.

Author Abdikhalaq Hassan Samir (1 year)
cawaale nolow sxb we love cawale adan...viva.borama..viva..awale
long lif sxb

Author bahaashka1998 (1 year)
cawaale hnoolaado waa fanaan soomaaliyeed cid walba oo soomaali ah wuu uheesaa waa fanaan qaran vive le jibouti balbala bahaashka

Author Billisuma (1 year)
war codcaga mahakudacaay.....ma afka lagawasa!

Author fatiima2011 (1 year)
masha allah......hablaha somaliyeed in la faaniyo oo quruxdooda la sheego waa wax eey mudan yihiin..masha allah cawaaye..alaah ku daayo huuno.............<3<3<3<3<3

Author mahad592 (1 year)
cawala wa fanan somaliyeey aqlaaq ficane leh masha allah noolow bro
heestan ani aad ayaan u dhegeeysta waliba waan xiseeyaa masha allah

Author qoslaaye Rooble (1 year)
been badanaa codkaan cawaale maba ahan kkkkkkkkkkkkkkkkkk

Author Mawlid A. Mohamed (1 year)
fanaaan qaaliya awaale waxan xasusta anigo hargiesa kula kulmay wa nin aad u furfuran cod macaan leh

Author zakaria6037 (2 years)
caawalow saxib salaan sare ku soo dhawoow canada ninyow inaad heesaha kaliya ku ficantahay ayaan uu haystey aftahan baad tahay waliba cod kar ah so most wellcome

Author LDmallSecurity (2 years)
waa fanaan cod fican o walib dadiisu aad uyartahey


Author maano20037 (2 years)
xaasid baad tahay runtii miyad ka xunthay horu markuu sameeyey cawaale?
soo bandhig waxad hayso kolay waxba islama hayside

Author MsAbdikarin (2 years)
wa sidey tahay Cawale maha siyaasi waa fanaan oo shcbiga oo kale ah Viva Cawale Adan 

Author Abbesher Gundux (2 years)
cawaadle waa funy + wax garad. sweden imaaw cawaalow sommarka

Author nasro123ful (2 years)
walahi wayaab @axadle waxan ku wweydiiyaay jabuuti ma faransiiba mise mareykan sow maha dad soomaliyeed

Author ciyaalkaxaafada100 (2 years)
war anagaa balaayo aragnay axadle sxb ninka haduu yiri fanaan somaliyeed baan ahay ma u diideeysaa somali iyo jabutise maxeey kala yihiinw aa dada wallaala ah oo isla dhashay mid labaad haduu yitri daddeeyda masheegaayi qaraar ma aka ahayao ma se dhocey ayaa taahay waa waa ka heshay wiilka sxb raga la iskama xagto ee wada lagu xagto ayaa la raad sadaa ka gudub fifa cawaalee hosha aad heeyso ilaah hakula garab galo cayayaankaa iska daa warkiisee

Author Hindisaa (2 years)
Aad buu u cod macaan yahay, weliba waxaan ku jeclahay heesaha inta badan isagaa leh, ma isticmaalo copy.

Author hadaaw (2 years)
clui ki di awaleh aden ne save psssssss la commedie c faux c son point fort c la comedi kon il etai fukuzaw il fais ds drame incrayableeeeee

Author shishax Last (2 years)
waaaaw nice song & interview good job cawaale keep going

Embed Video:

URL 
Link 

Search Video

Top Videos

Top 100 >>>

Videos

Analyse website