Videos


Axmed Mooge_ Nafi Orodbey......with Lyrics



Lyrics

anigiyo ugaadhaa
abtirsiimo noqono
idil habar dugaagaa
ii wada adeegoo
intey i ag yimaadaan
naxariis ii eegee
aamintaa nafi orodbey
kugu aamintaa

soodomaley jiqaan
nafta kula asqoobayoo
ku itaal dareeyoo
socod igu adkaayee
waxaan eersanaayaa
waa adimadeydii
aamintaa nafi orodbey
kugu aamintaa

ahaan mayso dunidani
sida aad moodoo
anna urugo iyo
ciil ku idleysan maayee
waxan iman ayaantii
alla aan ka sugayee
aamintaa nafi orodbey
kugu aamintaa

somalilander1987@gmail.com

Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 15,708
Added: 3 years
Runtime: 3:41
Comments: 17

Tags for this video:  



Find more videos in the: "Music"
Uploaded by: somalilander1987
See more videos uploaded by somalilander1987


Related Videos:

Aduunbaa Gabadhyay
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 79131
Maxamed Mooge
Mohamed Mooge liibaan: Saxarla a fududaan
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 162572
Mohamed Mooge liibaan: Saxarla a fududaan ""ku sinaan dharaartii la sargooyey dunidee Rabigay sameeyee cirka sare u taagee xiddigaha siraatiyo...
Cimri Haysku keen simo by Ahmed Mooge Liban
Rating Rating Rating Rating Rating
Views: 54906
Waa heestiisi macaaneey ee cimri haysku keen simo. Enjoy the best of Ahmed Mooge.
Xulka Heesaha Axmed Mooge
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 20686
Xulka heesaha Axmed Mooge (1) (2) (3) (4) (5) (6) (7) (8) (9) (10) (11) (12)
Ahmed gacayte iyo Cadar Ahmed
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 103925
Ahmed gacayte ilahay ha u naxariiste iyo Cadar Ahmed kahin, Hargeisa, maroodi jeex. - By Somaliland Net
Ahmed mooge libaan: remake of "Tiraaniyo"
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 103037
Tiiraaniyo cuduriyo: umalayn maayo inuu ninkani yahay axmed mooge waayo uma eeka dee laakin waa hees macaan.
waayaha adunyado
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 19279
somali song
Maxamed Mooge
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 72833
Sawiro Cusub
Xuska Maxamed Mooge
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 56162
Xuskii M.Mooge A.U.N
Heeso {Sahra Axmed, Jubba, Axmed Mooge {AHUN} Iyo Aamina C/laahi
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 160466
Waxay Ka Mid Ahayd Riwaayaddii Beeneey Waa Run.
Sheekadii dhib maleh ha ooyin qeeybteedii 1-aad WWW.JUUNGAL.COM
Rating Rating Rating Rating Rating
Views: 101629
Sheekadii dhib maleh ha ooyin qeeybteedii 1-aad Somali Radio Umeå Sweden. Riwaayad somali ah ama sheeko jaceeyl oo xiiso badan wariye:- Yusuf...
waayaha aduunyada by ahmed mooge with lyrics
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 42431
Hees aad u macaan oo dib u qaaday fanaanka la dhaho abdinuur jazz.
Heeso Kaban ah-Maxamed Mooge 2 (Assembled By "DJ KAZ")
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 32617
TOP QARAMI Heeso Kaban Xul ah (Assembled By "DJ KAZ")...
mooge
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 81174
dagaal
Maxamed Mooge - Waraysi Part One !.wmv
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 17006
Bismillaah Wassalamu Caleykum Waraxmah ! Waa Wareysi Qiimo Badan Oo laga reebey fanaankii weynaa ee Maxamed Mooge Liibaan Kahor Intaanu Geeriyoon...
Magool sings in Mohamed Mooge's songs
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 87993
Farriin Waalid: Maxamed Mooge oo 25 sano ka hor Aabihii Hees ugu jawaabay
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 35758
Maxamed Mooge oo 25 sano ka hor Aabihii Hees ugu jawaabay
Axmed mooge somaliland.3gp by zeki
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 20611
waa hees macaaaaaaaaaaaaaaaaan
...Axmed Mooge....Tiiraanyo....with Lyrics
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 26846
Tiiraanyo cudur iyo Nimay towsi haysaa Ileen taah ma daayee Waxaan tabanayaa baan Wali tiigsadaayoo Soo taabi waayee I tageer Allahayow...
Gaaridi Haweenka Video By Ahmed Mooge Liban
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 20458
Axyaa Hees......waa heestisii ugu macaaneeyd. this song is the best of Ahmed Mooge liibaan. Ilaahay ha u naxariiste.
Ahmed Yassin Digfeer
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 144343
Digfeer
Dhabtu Jacaylku yaala by Nimco dareen and Daahir lucky with lyrics
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 848853
Brilliant Somali love song..I just can't stop it..... love it.....
Somali Lyrics -Song -Arligeygoow
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 13787
Amina Cabdillah, Sahra Axmed, Axmed Mooge & Jubba
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 332325
Riwayadii Been waa Run
Maxamed mooge.3gp
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 64442

Comments:

Author Galayr R (16 days)
Full song please soo gali fadla n

Author Galayr R (5 months)
Reer waqooyi waxaan jeclahey laba mooge iyo kinsi..intidhimatay Allah u naxariisto. Ha iska waalin fanaanin codkooda aanku heysto iyo music stye kooda waaye...true legands .i.respect regardless of how crazy thoughts of (SOME) people are getting. I luv Somali people everywhere....it is what it is.

Author Qaxar86 (1 year)
woooof caleeg, allaa ya raxma, waa hees dareen xanuuna leh
axmed mooge libaan

Author dhuungal (1 year)
yes  waa geesiyo

Author dhuungal (2 years)
Ahaan mayso dunidani sidan aad moodayo ana urugo iyo ciil ku idileysan maayee waxa iman ayaantii alle aan ka sugayeeeee, axmed mooge libaan waxuu ahaa fanaaan aad iyo aad u qaali ah ilaahey naxariistii jano ha ka waraabiyo . waxuu ku dhintey magaalada nairobi ee dalka kenya bilowgii 1997

Author aybakar4you (2 years)
vive soomaaliweyn meel walba aad jogtaan

Author musty061009 (2 years)
BOTH MOOGE BROTHERS ARE IN EVERY SOMALILANDER'S. HEART. HEREO'S OF OUR STRUGGLE ALLAH U NAXARIISTO.

Author musty061009 (2 years)
BOTH MOOGE BROTHERS ARE IN EVERY SOMALILANDERS. HEART. HEREO'S OF OUR STRUGGLE ALLAH U NAXARIISTO.

Author lil580 (2 years)
Ilaaho u naxriiso isaga iyo intii umad nibe mahmed ba... naftu orad bay kugu amiin taa oo waxay ina keentay qurbe waxaanse ilaahy kabaryaya in uu wadan keenu noqdo nabadgelyo ameen.

Author suheyba abdi (2 years)
.. A/caleykum walalo waan ku salaamay marka hore, marka xiga aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinayaa heestaan wanaagsan eed halkan ku soo post gareeysay. inader waxaan kaa codsanayaa hadaad hayso heesta layiraahdo Dhalinyarooy ma'ogtihiin dhibtaan qabo oo uu qaado allaha ka raali noqdee Axmed mooge.. THANKS huuno

Author Deeqa Hassan (2 years)
Isna miyu dhintay? miskiin....alla dambi aya laga qadadaya heesihiisa iyo kuli artsiyasha dhintay ee heesahooda la dhagaysanyo:(
Allow u naxariso

Author Deeqa Hassan (2 years)
Naftu orod bay kugu amintaa,,,amintaa,,amintaaa....................<-- the only words i really understood
:)


Author 100jire (3 years)
axmed mooge ilaahow naxariistii jano sii walee fanaan buu ahaa anigiyo ugaadhaa abtirsiimo noqonaye!!!! s/land1987 mameel baad kasoo oroday kkkk kaftan sxb thns heesta qaliya eed soo galisay

Author nimco ali (3 years)
nafi orod bay kugu amintaa.
Aniga iyo ugadha abtirsiiyo NOQONO.intan i ag yimadan NAXARIIS ilmeyee. cajiib cajiib. great song

Author somalilander1987 (3 years)
xariire thankx walaal inshaalaah heesta dhul baraf naa waan so galin doona

dhaamaan waad mahadsanthiin sxb

Author azeezy mahmud (3 years)
walllee waa hees axmed mooge nice faanan ahaan mayso dunidani sidaad moodayoo ana urugo iyo ciil ku dilaysan maaye

Author nappyroot ahmed (3 years)
naftu orod bay kugu aamintaa

Embed Video:

URL 
Link 

Search Video

Top Videos

Top 100 >>>

Videos

Analyse website