Videos





Views: 0
Added:
Runtime: 0:00
Comments:

Tags for this video:  



Find more videos in the: ""
Uploaded by:
See more videos uploaded by


Comments:

Author bravo man (3 months)
dad madhibe waa erayadii Abwaan huryo

Author biyokulule (2 years)
i love this song i grew up listening to this song, i remember back in
somalia, singing this song

Author dad madhibe adan (1 year)
heestan oo abwaan dhoodan uu jacburinaayo hadaad aragato walahay waad
qoslaysa bal dadow ila eega sida u abwaan dhoodan u jacburinaayo heestan oo
uu sameeyey abwaan axmed saleebaan bidde CAGO ROODHILAYEEEEEEY DAYMADA
XISHOODKA LEH KOLKAY SAMADA EEGTABA INDHEHEEDU LIINIYO SAANBUUSE WEEYAAAAN
DA,DEEDUNA MA WEYNA LIXDAN IYO TODABA SANNO TII LABO WEEKIYO GUGA
LOOGUDAREYEY ILKO DACAWALEYEEEEEEEEEEEEEEEEEEY ILKO
DACAWALEYEEEEEEEEEEEEEEEEEEY

Author Mjuna01 (2 years)
fucking nigger pirates go fuck yourself! fucked up terrorist! Somalia is
the most hated country in the world! hahaha xDDD it should be bommed and
destroyed and make it to a huge parking lot xDD

Author Amora4053 (2 years)
Mahadsanid Fiirsidotcom. thanks for downloading the best song of somali
music

Author nabadraadshe (5 years)
Waa waayo waayo. Waxaan xusuustaa waagii aan ku jiray kulliyadda
Waxbarashada ee Lafoole, profasoorkii noo bixin jiray suugaanta afka
carabiga oo hodontanimada af Soomaaliga tusaale ahaan u soo qaadan jiray
tix ka mid ah heestan " Dumar ugu fil rooneey, Dayax shan iyo tobanaay,
Dahab lagu mitaalaay, Da'da tii toddoba toban, guga loogu Darayee
indhadeeraleey" Heestan waxay xambaarsan tahay murti duluc weyn. Mahadsanid
Fiirsidotcom.

Author momahed ahmed (4 years)
waaaaaaaaw hees waa taa ama iska daa heesaha. sxb yaal idinkoo raaliya
waxaan rabaa in la iisheego meeshaan kaheli karo heesihii fanaankii la oran
jiray khalifa ama sayid khalifa ee qaadi jiray heestii jawaabta u ahayd
heesii kahdra daahir ee beer jacay

Author MrCaduur (4 years)
woooooooooooooooooooooow

Author Sa'ad Shukri (4 years)
Markaad socodka damacdee...Degenida talaabada...Miisaanka lagu
darey...Laafyaha la daawado Dadku waxay yidhaahdaan...'damnn she's on
fire/dab' May daarin ciidee...Dauuuus la moodyeey

Author simcitymoviecritic (4 years)
Damn that's a hot girl he just described lol.. A dime!

Author kevenmanual (4 years)
That is it my brother..... Too much Khad = Beautiful song....

Author hijaabiforlife (3 years)
@GabarPuntland1991 walaahi bilaahi man caadi matihi :)

Author mdguure (2 years)
Masha allaah Hussein is my favourite singer God bless u!

Author hj gog (1 year)
fuck u bitch

Author GabarPuntland1991 (3 years)
@NASRIINMAXAADBARE Gabar somaliyed oo foolxun lama arag. dat,s shows U in
aan qurux badnahay .

Author cagaarow (4 years)
Yeah those days. wonderful memories before al-shabaab and suicide bombings
and mooryaan and madness. Beautifulexcept that old guy is a bit of pervert
.why does he want a 17 year old chick for at his age?

Author GabarPuntland1991 (4 years)
Daaaaaaaaaaaaaaaaaaat ,s me Gabarpuntland991

Author GabarPuntland1991 (3 years)
@farsameeye waala Hubaa taas. Am beautifull - gabar somali foolxun lamaba
arag. even Ur Mummy-. Wiilasha foolxun lolz

Author princessaishi007 (2 years)
Really nice song grandpa...^^

Author jaama20 (3 years)
only somalis can do daT

Author nabadraadshe (5 years)
Naaxiye walaal lagaa guddoon salaanta wacan. Lagu waayaye xaggeed ka baxday
mise waa qofba waayihiisaa ileyn meel ku waabo.... Waa sida aad sheegtay
fan waa kii hore..

Author Abdi Hassn (1 year)
1 of the best songs ever,,, waxaa sameeyay adayka ku jira rawaayada beenay
waa ruun ee iska dhigaya islaanda rip huryo 1 of the best abwaans

Author kariim134 (1 year)
saas waaye ex qajac leeye... viva hurwaa

Author Mêýsâ ĐiåmǾŋd (1 year)
Best qaraami songs ;-)

Author Rashid7053 (1 year)
The best love song ever. It captures the essence of love while staying true
to the Somali culture of being modest.

Author MrCaduur (4 years)
erayadii huryo.heestani waxay gashay kaalinta koobaad, tartan la qabtay
todobaatanaadkii.

Author princessaishi007 (2 years)
@cagaarow It's just the song O.o

Author NASRIINMAXAADBARE (4 years)
ILAAH HA U NAXARIISTO WAA FANAAN WEYN

Author Mjuna01 (2 years)
ahelele kalalalal ahelelel aiiaiaia banana hililiol hooeee helkele

Author Ali Hassan (4 years)
ONE of the BEST songs definitely.

Author abdullahi1988 (5 years)
aankuugu daree nabadraadshoow waxaa ila cajiib noqday ninka kataarka codka
dheer garaacaya waa laacib gacan tiisu fadhido. maalin dhawayd juba oo la
waraysanayay waxuu sheegay in loo baahan yahay dad soo baxa oo garaaca
kataarka codka dheer aadbayna uugu yartahay somalida dadka garaaca kuwii
hore mooyee. waxayna bartaal dhalintu (organka) yaasalaam xuseen yuusuf
waxuu heestaan ka qaaday jabuuti qabtii kadib

Author dooxada (3 years)
i am here if y need me

Author kariim134 (1 year)
guna lakuugu dareye indhadheerey

Author elyez ahmed (1 year)
kkkkkkkkkkkkk sxb taarikh waad heysaa lafahore baatahy goormay aheyd lkn
waagaasi ad lafoole joogteen

Author rashiide (3 years)
heestan waa hees qiimo leh waa hees ka mid heesaha lagu tilmaamo quruxda
gabadhaha somaliyeed , ilahay naxariistii jano ha ka waraabiyo labadii nin
oo kale ah xuseen yousuf tarabi oo heesta qaadaya iyo maxamed cumar huriyo
oo ah abwaankii sameeyay heestan 70 tandii

Author Omar Hirsi (3 years)
Mat 11:28 Ii kaalaya kulligiin kuwiinna hawshaysan oo culaabaysanow, oo
anigu waan idin nasin doonaa. Mat 11:29 Harqoodkayga dushiinna ku qaata oo
wax iga barta; waayo, waan qaboobahay, qalbigayguna waa hooseeyaa, oo
naftiinna nasashaad u heli doontaan. Mat 11:30 Waayo, harqoodkaygu waa dhib
yar yahay, oo rarkayguna waa fudud yahay

Author hijaabiforlife (4 years)
" Dey mada xishood kaa, markaad lukunta dadab taa hadba laygu didayaa oo la
ii ga darayaa" WOW! NOW THAT"S some deep STUFF!! what happen to somali men
now.

Author mathid arcas (4 years)
best somali heesa ever huseen boqarka codka

Author abdullahi1988 (5 years)
nabadraashe waxaa jira oo hada tababar kawada UK alfanaan kabanaystihii
xudeeydi waa ninkii layiri kaman lama xantee sida xudeeydi baa looga
xarakeeyaa waxuu soo saaray dhalin yaro aan badnayn marka waa la helayaa
dad garaaca kabanka laakiin kataarka bayska iyo kan codka dheer ayaa loo
baahan yahay dad u soo baxa iyo waliba darbuugada oo muhiim u ah xarakaynta
kabanka iyo hagaajinta teembada heesta waxaa loo garaacaa darbuugada sidaad
la socotidba ilaa afar nooc( fox, maash, ridmo,iyo maas,

Author TheWaraabe (4 years)
indha deeralay waa hees kamida heesihii hore waxana qaadaya fanaan caana
waa tarabi this song is my favorite somali songs I remmered bari samaadkii
iyo radio hargaysa ama muqdisho

Author Michael Wass (3 years)
waxaan aha waxaan ILAAHAY mar walbaaka baryaa in uu ii qareeerin nin
shisheeye ah aniga iyo eheelkagaba sabatoo waxaan u arkaa in midaba kayga
iyo dhaqan kaygba aad qaali u yiiihi wa loo aan ah gabdha muslim ah hadan
in ay nasib daro tahay nin shisheeye ha ku guumasto oo waxaad gasho iyu wa
xaad god garaaneen oo amin san in ahtahay adoon aad ban uga naxaa markan
arko ama maqlo gabadh soomaaliyeed baa shisheeye gursatay ama la nooolo
marwalaan waxaan ilaahay uga baryaa in rageena in oo

Author jaama20 (3 years)
only somalis can do daT I LOVE DIS SONG

Author GabarPuntland1991 (4 years)
Heesta aniga iga hadlaysa , that ,s me !

Author Mukhtar Ibrahim (2 years)
@craxmaan10 Waad mahadsantahay, Cabdiraxmaan.

Author r10bajjio10 (5 years)
Ku raadshay kunahelay! love dis song classic

Author mudug1 (4 years)
Codka Xuseen Yuusuf Tarai, Laxanaka waa C/kariim Faarax Qaareey (Jiir) iyo
qeybo ka tirsan hobolada waa Bari, heestaan waya ay gashay ama ka mid
noqotay heesha aad loo jacalyahay ee la oranjiray heesaha hirgalay.

Author labasuulle oldman (2 years)
Cajiiiiiiiiiiiiiiiiiib, Maxaad ka garanaysaan. Nin jacayl hayo ayuunba
Gresham micneheeda garanaya.

Author farsameeye (3 years)
@GabarPuntland1991 ma la hubaa inaykaa hadlayso.

Author Rashid7053 (1 year)
dumar ugu filrooney dayax shan iyo tobanaay dahab lagu mataaley da'da tii
todoba toban guga loogu darayeey indha deeraleyeey

Author Jimale Mahad (2 years)
Mjuna01 shame on u !!!

Embed Video:

URL 
Link 

Search Video

Top Videos

Top 100 >>>

Videos

Analyse website