Videos


Naf Ku Jecel



caasha kiin cilmi xaashi


Views: 185905
Added:
Runtime: 5:4
Comments: 42

Tags for this video:



Find more videos in the: "24"
Uploaded by:
See more videos uploaded by


Comments:

Author Hinda mohamed omar ( ago)
wa runta walee wax garad jcaley

Author Mariam Abdullahi ( ago)
I wish you have the lyrics of this song sombady help I need.please thank
you guy

Author lucky osman ( ago)
Nice song 

Author fatmiin majabe ( ago)
waan ka helay heestaan huuwaa huwaa viiva

Author KAMANEFISO ( ago)
maxey cuntay toloow

Author Mohammed Abdi ( ago)
waa hees cajiib ah yaa salaam hees qiiro badan oo xambarsan erayo
macanbadan weyan.

Author Deeqa Hassan ( ago)
kaw walee naftan yaree kuruska ahi ma ciyaarayso
...codka..attitude..everything is awesome walaalo:) big up n hi5:)

Author shubreee ( ago)
autotuned or autotuned?

Author mohamoud mahdi ( ago)
Noocaan isqaadi kari la miyay heesaaan

Author Abir Mahmud ( ago)
I love this song, and you are amazing sister!

Author Sahruuja2015 (93 years ago)
waw i like this song, wan ka helay,markaa nafta nafkale jeceshay waxeey
nafta mooda heesta in eey nafta ka hadleyleyso that feeling is true walaahi
waxaana dareemi karo heesta qofka wax jacel oo kaliya qof kale ma dareemi
karo macnaha heesta!

Author nasri gulled ( ago)
nafku jecel ha waydaynin waxaa ay ku abuuraysaa dareen aad iyo aad xad u ah
waxaana dareemikara qof wax jecel fanadani waa fananad aad iyo aad u qaali
ah aad ayaan u tageernaa anagiyo akhyaartayduba

Author nasri gulled ( ago)
waaaaaaaaaaaaaaaaw waar heestan markaad aad dhagaysto waxay kugu reebaysaa
dareen aad uwayn waxaana dareemikara qof wax jecel caasha kiin waan tageera
waa fanmaanda qarniga hajirto

Author qadarshamownl ( ago)
wooow gabadhaan aad iyo aad ayeey u shidan tahay

Author Darwish Khatumawi ( ago)
nic song loving it cadi maha waaa shidan tahay qofta codkiida iyo hiistaba

Author kaaraan kaka ( ago)
Maaanshalah wow Cassho imbaay ilaah ha ku deysto waxad tahay gabar cod
macaan wlahi waliba heeybad ilaah ugu maneystay Nolow mid ku gaarto fanka
kuma arag

Author kaaraan kaka ( ago)
wow Maanshalah caasho walashey ilaah ha ku deysto Cod iyo heeybad ayaa
ilaah kugu maneeystay waxaadne tahay Ubax koobaad ee fanka soomaaliyeed
hormarin karo

Author jamaalhassan ( ago)
masha alah dee heestan in badan baan maqlay waana raadinyay mashalah casha
kiin kor baa tahayban ku dhhay

Author Khadar Dhegayste ( ago)
waad maraysaa caasha kiin . kumaan aqoonbee ma haddaad soo baxday adiguna
yaa cajabaaaaaaaaaaaaah !!!!!!!!!!!!!! bal halkaa ka wad hadaba deeeeeeeee

Author mizzssc ( ago)
is she idoor tooo?????lool kkkkkkk

Author NAGWA ISTAREX ( ago)
WAX KASTA WAAD MAQLI ADUNYADANA , KKKKKKKKKKKKKKKKKKK alow sahal amuraha

Author Mo Elmi ( ago)
waa nasri429 wacano wanaqsaan;;;;;;;;;;;;l u

Author reerbaadiyo xooladhaqde ( ago)
dhamaan asxaabta waxaan idin sualayaa gabadhan ma ayaa qaaday hees ay ku
jirtay daruur nabadeed dusheena ku hoorto hadii aysan qaadin xataa ii
itlmaama fananka qaada iyo meesha aan kasoo hali karo mahadsanidin dhamantin

Author Sayna Igaal ( ago)
anna aan heesee iga leexda

Author abdulgani farah ( ago)
@LuckyWacaysTV :: Nimco dareen waa wejiyo xun.....

Author abdulgani farah ( ago)
I hope Casha kiin in ay wax ka bedesho Fanka somaliyeed...because fanaanta
cusubi Heesihii hore ayay laoo shirtagan..laakin she talents if she dont
immitated heesihii hore

Author abdikariin2010 ( ago)
Taa wa been Gabdhan mahan mid Copy ku horkufta sida kuwa qaar ?,waxana la
dhahaa Chasha Kiin Cilmi Xaashi (Hestana waxa u alifay Abwanka Somaliyeed
Mustafe Shiiq Cilmi )

Author Laki Haji Wacays ( ago)
waa nimco dareen oo tiri anigaa leh heestii dareen oo caan ah fanaanada leh
seynab xaaji laba dhagax iyadana waxey ku dartay ax walee waa yaab tana
waxey ku dartay huuwaa ma ilmaa la seexinayaa

Author Laki Haji Wacays ( ago)
oooooh fanaanadaan markaan arkay aan faxay waan garanaayaa waa gabar an lkn
maxaa u geeyey heesahara oh ala gabdhaha hada soo baxay baan ka yaabay
xitaa ragi heesahooda kama fakanaayaan heestaan waxaa qaado siidii cali
wiinkeey ee taloow ma hees beey weeyday huuwaa bey ku dartaay yaab

Author jamaad jeesto ( ago)
Caleeeeeeeek mmmmm runteed waye naf ku jeceel unaqo daacaad nice song sisr

Author amirah aljama ( ago)
mansha allah good vioce

Author mohamed gesey ( ago)
Yaasalaam!! Beautiful song!!

Author omjekar ( ago)
boqoroda fanka maqalnee. anigu waxan dhihi laha JIRKA FANKA kkkk wa iga
aman NO caay

Author warqabto ( ago)
waaaaaaaaaaw nice song

Author farhiya omar ( ago)
nice song lakin shes too fat go too gym

Author nasri429 ( ago)
waa nasri429 waxaan leeyahay caasha kiin weydadaashay qofkasta oo u baahan
heesaheeda noockastaba anaa haaya weriyaha oo si heersare ah loo idit
gareeyey xabiibi sacabo furan yaa u maqan nafku jecel oo tan ah iyo waliba
qaar badan hadaad u baahan tihiin waxaad ka helaysaa fahmo multi center
hargaysa

Author bosaso25 ( ago)
waaaaaaaaaw fanaada cusub

Author abdikariin2010 ( ago)
Haa Caanood sxb Gabadhan waxa layi rahdaa Caasho kiin cilmi xaashi .....
Hormar wacan aya le yahay caasho kiin Dhor heeso oo badan oo iyada qaday
ayan hayaa lkn sida yotubka lo galiyo magaranaayo wan ka xumahay aqayarta
dhamati bashal wacan cml lol .....?

Author nimco ali ( ago)
great song

Author salad ali sudi ( ago)
hees aad u macaan very simple laakiin micno weyn iyo waliba music dabcan
qof qurux badan

Author mahad6000 ( ago)
waa wareyy caadi maha ahn heesta iyo gabadhaba noolow weliba caafimaad ku
noolow

Author frank Jason ( ago)
Caasha Kiin mahadsanid waa hees wanaagsan oo aad qiimo badan... NASRI429
thanks brother soo geli heeso kale oo badan ayay ledahay Caasha Kin..
Caasha kiineey ok baad thay laakiin dhirtan fara badan meelo kale ku bedel
qaarkood vidoe-ga waxa uu ku fiican yahay meelo kala gedisan, dhowr malmod
ayaa la duubi karaa goobo kala gedisan

Embed Video:

URL 
Link 

Search Video

Top Videos

Top 100 >>>

Videos

Analyse website