Videos


Heestii Saylo Sahra Axmed Iyo farxaan Xidig



http://www.oodweynenews.com/ , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, burco, Somaliland, Somalia, somali Songs, Afrika, muqdisho. hees cusub,fanaan, puntland,ciyaaro, somali music.

Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 221,534
Added: 1 year
Runtime: 11:00
Comments: 213

Tags for this video:  



Find more videos in the: "Entertainment"
Uploaded by: oodweyne
See more videos uploaded by oodweyne


Related Videos:

Hees Cusub 2012 Nasteexo Indho - Jeesjees
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 35680
By ShanHore.Com Somali Media - Somali Music Video: Hees Cusub 2012 Nasteexo Indho - Jeesjees ShanHore is the leading website for Mp3 Audio,...
Aroos (Sasabane) Sahra Axmed Axmed Yaasiin.flv
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 61127
glossbo boys may 2010
RAADTVHeeso
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 109224
Tilifishanka Caalamiga ah ee RAADTV
Goohayeey
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 53558
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Directed by Ibrahim Eagle
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 538986
Music Video (Somali 2011) Directed, Produced and Edited by Ibrahim Eagle Codkii Abdihamiid Elmi iyo hodan Abdirahman Laxankii Abdihamiid Elmi Music...
30Guurada djibouti
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 98753
30Guurada Djibouti
SaHra Ahmed Jama & Omar Hassan Rooraaye (Ima Barane Ha I Nicin)
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 64085
BeyLuxe GrOupka Qarxiska Bahdilka Iyo Karbaashka
mursal yare iyo heestii ha i raadsan
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 522824
this video was recorded from home cable. we say nimco samriye well done.
barn.fanka iyo suugaanta abwan wedhsame dambe dhn.mpg
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 161888
abwaanka qarniga
Dhoocil yar oo ineey Qaangaartay isku Maleysa Bye QarxisDotcom 2012
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 131251
Sharmuuto Eastleigh Nairobi Hees Ku Sameesay
Damaashaad Kaltuun Bacado iyo Ciid Jaamac -
Rating Rating Rating Rating Rating
Views: 63581
Hees cusub
AROOS MARYAN MURSAL IYO QOOMAAL HEES CUSUB AROOSKA AH SAAFI FILMS STUDIO LONDON UK
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 342573
http://www.saafifilms.com http://www.saafifilms.com
Xaawo kiin IYO faarax murtiile XILKAS NEw song 2011
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 128463
Hees aan caadi eheen waad kawada baxsateeen labadiinaba xaawo kiin iyo faarax murtile
Jooqle iyo Nimco Yaasiin - Haye haye
Rating Rating Rating Rating Rating
Views: 65138
http://www.somali19.com The biggest Somali Music Website
Hees Cusub FARXAD Bye King Khalid ft Ikran Arale [Official Video]
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 596486
hodan cabdiraxman 2011 Gacantu Raaaxo Daranaa
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 137706
aljaana studio http://hantimaal.blogspot.com/
Yaxyax iyo Xishood
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 139141
Xulka Heesaha Sahra Axmed
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 43847
Sahra Axmed Collection (1) (2) (3) Aan wadaagno ciyaarta (4) Manaxo Jacaylku (5) (6) (7) (8) Badbaan galay (9) (10) (11) (12) Hargaysaay (13)...
Mahamoud Amoore iyo Samsam Ali Rooble - Maah Maah
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 401303
http://www.somlove.com
Ciid wanaagsansan kulankii fanaaniinta part 1
Rating Rating Rating Rating Rating
Views: 36927
Eid wanaagsansan kulankii fanaaniinta part 1
Nimco yasin & abdi Shire jooqle - Soo Dhawoow
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 183992
ShanHore Somali Media Presends - Best Somali Heeso Soomali ah, Video Somali Audio Somali Mp3 Music Nimco yasin & abdi Shire jooqle - Soo Dhawoow
Farxaan xidig iyo aamina abdulahi 2011.mpg
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 11171
Waa heestii ma dagena warkaaguye
Nuura "" Codkii Bashiir Hanuuniye"" (New Song 2010)
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 221998
Waa Heestii Nuura Iyo Codkii Fanaankii Fanaanku DHallay "Bashiir Yuusuf Hanuuniye" Laxankii Daud Cali Masxaf ""Classic" Remix Ah Hees Cusub.
sahra ahmed
Rating Rating Rating Rating Rating 
Views: 466662
sahra ahmed @ djibouti
BANDHIGGA SOMALI CHANNEL 18 MAY SOMALILAND 15 05 2013
Rating Rating Rating Rating Rating
Views: 2051
SOMALI CHANNEL

Comments:

Author Shooqi Cartan (9 days)
xasan ganey aad ayaan kuugu soo hamalyeynayaa waligay nin jira dheh farxaana hala yaabina imika ayuu la jaanqaadaya ahra maaama aad ayaad umahadan tahay cimri dhere ayaan kuu rajeynayaa

Author hamzecheik (1 month)
Waah.waah .wan salamaya fanada wayn sahra axmad codkeduna wasidii laguyaqanay wali lakin ninkan walaga ficna in uku heeso hees unsan lahayn inkasto ucudkiisu ficanyahay hadana waa lagaga fucanyahay oo ninkii lahaa xasan adan samatar ayay kuficantahay heestu

Author ESSSUM (1 month)
Xasan Xaaji Xabdulaahi "Xasan Ganay" ayaa midhahan iskaleh sxb.

Author cadarus75 (1 month)
Heestan waxa sameeye INA SALEBAN BIDE - abwaan hakaa ahaado SACAD MUSE - IYO LIBAAX YADA .

Author caaisha hasan (2 months)
mrcudoon wad iga qoslisiisay lol ada ka saxan

Author Garad7 (2 months)
riwayadaha abwaan Xasan Xaji Candilahi Ganay sameyay waxaa ka mid ahaa:
1. 'Galbed waa La Xoreyay iy Gaafkeenii oo Hagagay' 1978 - heestani ku jirtay
2. 'Masimada Adunyada ayadaa Masuul/Macalin ka ah' 1984

Author mohamed awil (2 months)
sida hablaha ayaad u hadlaysa mr cibaado!!!!!! kkkkkkkkkk

Author mrscudoon (2 months)
dhaqtarka tag cudur qabiil baa ku haya hanu daaran

Author cadarus75 (2 months)
Waaaayo waaayo . Back in de day.

Author mohamed awil (2 months)
waa fanaanka ugu maalyacnisan dhamaan waxa iska heesa ee cusub, waxa miyaad taageertaa? hadaa adiguna laxaha ma dhaantid! mise qabiil ayaad ku daafacaysaa LOL

Author mrscudoon (2 months)
orod oo adigu sahra axmed iyo maryan mursal ku dheh hala heesina farxan xidig ineey lur bey kugu heysaaye tankale hadaadan indhaha istireen heeso badan wuu leeyahay ku darsoo inuu laheeso sahra iyo maryan waa sharaf uu leeyahay markale ayaan kuugu celinayaa hadaad koobi ceeb mooday taariiqda fanka lama socotid axmed naaji baa qaadi jiray oo abwaan mulaxan fanaan intaba ahaa sidoo kale sulfa ayaa qaadi jiray marka horta soo fahan fanka inta aadan iska burqan

Author mohamed awil (2 months)
wuxuu ku faanaa inu laheesay fanaaniintii waawaynayd sida sahra axmed iyo maryan waxa u fiican inuu qaar uu leeyahay samaysto! ama iska daayo copy-ga..mr cudoon(funny name)

Author Garad7 (3 months)
abwaankeenii weeynaa ee caanka ahaa ee xasan xaaji-cabdilahi ganay ayaa ku faro qoray heestan caanka ah

Author mrscudoon (3 months)
hadaad ceeb mooday in hees lakoobiyeeyo waad qaldantahay fanaaniinti waabariba heesaha weey iska soo daba qaadi jireen so hadii xidig ku cod fiicnaaday heesahii hore ma meel ayaa ku damqeysa ku darsoo gabdhahi orijinalka lahaa ayuu lasoo qaaday marka isagu koobi lama dhihi karo

Author mohamed awil (4 months)
ugu horeyn heestan waxaa iska lahaa xasn aadan iyo boqorada codka sahra axmed
halkee ayuu ka soo galay ninkan farxaan xiddig?... ninkan heeso badan ayuu COPY IYO PASTE taabanyaa kkkkkkkkkkkkkkk

Author Sumeya Kalib (4 months)
who cares about wad iyo gabaw she is still a great singer

Author missz hargeisa (4 months)
Waxaa la yidhi,hadu wadku ku daayo,gabow ban ku deeyn,lakin i have to admit wali cod bey haysa sahrii mansha allah,badana ma arkeysid qof da'da leeg o codkisu sida yahay wana hibo ilahay bixiyo!

Author said hashi Ahmed (4 months)
walaahi maamada wali caada ma ahan waxaan u malaynayayey in ay ka dhamaatay kal hore

Author Sharmarke Abdi (5 months)
aad ayaa uugu heyl heystaan

Author Mahad Ahmed (5 months)
heesta haasaha best song for ever

Author munita lucky (5 months)
heestaan inba caadi Mahan wlh lkn dhibka jiraa ma fahansani micnaha xita luuqeyska but I will try inshaa allah @ miskiintaan sida ay u duqooowday iyo sida ayy u wado fanka niyo sida uu u dhamaaday cimrigeeda aan la yaba anyway masha alh cod aya ku dhamaaday alow cimri dheer kusii

Author Ayaana khalif (5 months)
heestan waa sarbeeb yacni dad ayaa lugu liday ee ishqi maahan

Author sirad2002 (5 months)
I love heestan lkn magaranayo wuxu shegayo iyo waxey shegeyso labadaba. Aad ayan ujeclahay...

Author ingate88 (6 months)
hahahaha wtf?

Author maxamuud xasan (7 months)
Sxb cuqdadaad sheegayso Bada kula dhac se Adiga afkaaga ku noqon Maayan waxaad sheegayso Asshole!!!!!!!!!!!!!

Author daniel mohamoud (7 months)
.. i bit that she definetly better than you ..
damn she is doing her hobby .. that is what is meaning .. loving something ..

Author joseph bantilan (7 months)
oky
gtyh


Author Faisal Eid (7 months)
farxaan ma soo xafidin heesta waa isku qalday labadi beyd waa hees aan dadku wada fahmi karin miraheeda noolow xasan geney

Author somboy1000 (7 months)
Ala ceeb badana Islantan weeyn ..what on earth is she doin? Danbi dhaf Alla weydiso Ayeeyo

Author Abdulkadir muhamed (7 months)
wali way cod macaan tahay alaha noo dhaafo faniinteena somaliyeed oo mar walba kor u qaada fanka iyo suugaanta

Author Abdulkadir muhamed (7 months)
hees iska hees ma aha qorsha bay u bahan tahay qeexay u jeedka halku dhigeed qisada qaabka loo qoondeyey adinkaaba qayibi doono heestan qaybtiina ka qaata waa hees macaan walee sahra ahmed iyo farxaan xidig aad baan idiin salamayaa remex song waa hees wacan walee waliba jawiga roobka loogu tala galay

Author Soomaali Isaaq (7 months)
walee islaaantiiii wey duqooowdey eedo maad hadaba iska deeysid illaaah ha kuu nasteexeeyo

Author TheJamaalq (7 months)
woow sahro ahmed salaan sare xusuus ayaan qalay waad salaamantihii labadiinubo.

Author osmanfarah18 (7 months)
Aad ban hestan u jeclahay sahra nolow eedo

Author Jango West (8 months)
Did you know?
heestani waxay ku jirtay riwayadii "galbeed waa la xoreyay iyo gafkeni oo hagagay" 1978
by abwaan xasan cabdilahi (xasan-gannay)
originally sahra axmed jamac iyo xasan adan samatar

Author M Megan (9 months)
seyloo gu yaal badan subaxaa kale sheeg seel seelna loo dagay sanaag geellu badi dhalaye, oo ay sidibti laalays nirguhu aan socod baran reeraha sintoodiyoo keymo saaqda loo dhigay, oo nirga mid yari sabo lahaa lagu salaaxay saamey shigawahaa, oo baar qabsoohanee isagoo aan laba sabar soofeeyey miciidoo kashanqariyay doobtii, talaar iila rorsaday xidilkii kusayroo bal halkuu kusimayoo sugayaan inuu helo subixii barisada sidedan jalecada saxansaxa udgon badan sanka kula raacaa..sanka kula racaa.

Author M Megan (9 months)
jecliyaa heestaan, sahro axmed way duqowday laakiin codku waa codkii lol

Author Hassan Mohamed (9 months)
sanaag waxa iska leh muuse ismaacil hana ka sheekayso sahro ahmed cidi kama xigto

Author Abdirisaaqable (10 months)
Sahra Ahmed Jaamac waa fanaanada kaliya oo aan codkedda aanuisbadelin waxaan urajaynayaa in ay fankeda oo dhan soo cusbooneysiindoonto waxaan ahay taageayaasha sHR

Author qays abdi (10 months)
waa layaab sahro haday daqowdayna wali ma soo tagantahay maalse caadi ma ahan oo hada ayayba cod macaantahay

Embed Video:

URL 
Link 

Search Video

Top Videos

Top 100 >>>

Videos

Analyse website