Video CategoriesVideos |
Comments:Author yasmiin2016 (8 months) Wow i love this song i have been looking for this song finally i got it Author haannaa12 (8 months) illah hawnaxariisto heestan waxaa loo Qaadey cabdulahi yusuf ahmed< Author adelar ali (8 months) wow , i was listening this song every thursday and friday morning on radio shabelle when i was in somalia in 2005 Author safiya Hassan (1 year) wallahi waa hees aad wadi ah u ah thank's fanaaniinta qaadeysa.. Author Muna Said (1 year) i was looking for this song for a year and finally my uncle found it for me...love this song Author Abderahman Ahmed (1 year) heestan best song ever Author Bashir Botan (1 year) Waa ninkii ceeb ayadoo ah kaga tagay ceeb la aan oo hada isku dayey inuu kadhigu hal mid. Author Bashir Botan (1 year) Somaliya taariikh buu kala haa candullahi yuusuf ilaahay ha u naxariisto Author lusaka99 (1 year) ilaaheey haku caafiyo cabdulahi si sharaf leh buu u dhintay ka sharaf badan eeyga caydiid iyo kii muslim isku sheega siyaad barre . cabdulahi airport lagu magac daray Author Yaabane50 (1 year) ciil waxaa iga haya heestan sey qiima u lahaan laheed iyo dameerka hada baqtin rabo ee lagu dhhumiyay cllahi yussuf bal aaway xilkii uu uu diinta kula diriray waa looga danbeeyay isla wadaaadii kkkkkkkkkkkk Author sharmey99 (1 year) masha allah heestaan waxaa loo qaadey abdulaahi yuusuf ahmed allaha xafideee Author Rage Abdirahim (1 year) heestaan madaxweyne cabdulaahi yuusuf ayaa uk. lagu soo dhaweeyaye maxaa shariif xun loogu xayaysiinayaa ninka heestiisa viva CABDULAAHI YUUSUF Author awilify (1 year) somali need peace no qabiil somalis stop be a hitler and star make it one country and peace i love somaliis all sister and brother Author Queenfunny1 (1 year) viva eedo maryan mursal iyo wadaniyiinta kale ee la heesaya well done all of you. viva somaliweyn viva puntland iyo inta somalinimada jecel aamiin Author SOOMAALIDA1 (2 years) Ma waxad ku nacday calanka somaliland?? waxaas ha eegin waxaad eegtaa nabadda s/land ka jirta, walaal anigu waligey ma tagin s/land waanan ogahay in ay yihiin dadka qabaa'illada yar-yar aad u liida oo cuburiya, hase ahaatee waxan ku taageersanahay oo kaliya nabadda halkaa ka jirta, marka walaal waxaa muhiim ah in dhiigga bani'aadamka la badbaadiyo oo dadku qalin ku dagaallamaan, waad aragtaa waxa xamar ka dhacaaya, haku mashquulin calan iyo maro meel la surtay, Author Abdi Saed (2 years) maryaam mursal waa muwadinaad reer puntlnad oo galkcayo ku dhalatay.. lakiin qabiil waxaay ka doorataay somali waayn.. somali kastaa oo caa winaad u bahan waay jeceshahay in aay caawintoo...... waaa in lagu taageero....viva maryam mursal <3 Author MsFarhiyo (2 years) fananada waa fananad somaliyeed fananiintana waa madaxnananyihiin cideey doonan bey uheesan hadey u heestay s-lnd waa dad somaliyeed kor ii hoosba marka yana la caaynin fananada somaliyeed somaliland hadey uheesteyna sow somali mahan ayaka ma shisheyaa waa dad walalaheen ah joojiya qabyalada we aal somalis Author Sajokal Horseed (2 years) Inchallah ,Somalia will raise AGAIN Author cobra09006 (2 years) LOST MY INDIVIDUAL RIGHTS IAM CUSHTES FAMILIES SOMALIAN HAGAR CLAN I WANT FUND MY FAMAILIES I DO NOT KNOW NO BODY IAM IN TEXAS I RAN TO SOME SEMITIC PEOPLE SOLD ME,IN AMERICAN SYSTEM I AM LOOKING CUSHITIC PLEASE IF YOU KNOW CUSHITIC ATTORNEY Author Da-Rain Maker (2 years) Maryan ha kala doorato Somalia iyo Somalidiidka ayaan ana odhan lahaa Author Da-Rain Maker (2 years) Maryan ha kala doorato Somalia iyo Somalidiidka ayaan ana odhan lahaa Author tarabi cusman (2 years) daciif yaroo cuqdadaysan ayaad tahay fanaaninta aflaagada ka daa ayaan ku odhan lahaa Author Da-Rain Maker (2 years) I used to love this woman ka hor intaaney calanka Somalidiidka qaadan. Author Sulekha SilverWingz (2 years) Somalia nabad bey noqon doontaa one day insha'allah!! Author dhuloz4eva (2 years) nice tune....i love maryan mursal. thats ma boy kenadiids mum big up yo Author proudSomalisis (2 years) This video, the message it carries and the way it was made is so uplifting, so hopefull. It made me shed tears, i cried and smile all at the same time. What will it take to reunite my country and people? Allah daawo caafiimaad leh. Allah iskuduubnideena. Thank you for the time you took in collecting all these great pictures and videos. Author somfowzi (2 years) damn thats my beautiful country but one knows what we are, if we are somalia Author abdiq3 (2 years) this song touches me deeply.....Oh Allah make them forget/forgive my people(somaliland) the uqdada and let them ALL SOMALIS to rebuild SOMALIA......amiiin Author kichw (2 years) what a great song!!!! Author iskuralinoqo (2 years) maansha allaah nice song alahayow somaliya israaci aamiin dowlad daacada alaha nookeeno aamiin hanolato somalia ninwalbo wadankiisa wax udhaamo malahan dalndalkaaga ahayn waa dareen kujoog viva somalia Author ogadenqueen (2 years) i love this song..... Author ahmedd2 (2 years) maryan maxaad ka doontey SOOMALIDIIDKA, xadraawi maryaneey wuxuu ismoodey in uu soomalida la xaqiro in uu ka sharaf badan yahay. xadraawi markuu diidey in iskoolka loogu magac daro ,maryan qalbi jab baa ku dhacay, waxay noqotey in hargeysa si dhaqso ah isaga baxdo, maryan adaa isu keeney in aa somalidiid aad marti u noqoto. deo. Author MJG01 (2 years) maryan mursal ilaah ma iga kaa qaado habaryar macaan walaahi heestaan aad baad u qurxisay dhalinyarada somaliyeed oo dhan walaalayaal wadankeena aan dhisano oo odayaashan aa xir xirno lets me a change walaahi Author TheAngelgirl1992 (2 years) 10, love this song viva SOMALIA Author NASRIINMAXAADBARE (2 years) VERY NICE SONG ALLAH HA AQBALO DUCADA Author sexyman7438 (2 years) wooow uf wax jirta mahan Author sexyman7438 (2 years) loooooooooooooooooooooooooooooooooolz...wara shariif u dhigta ha idin wasee amxaar yaahy aan damirka lahen puntland wa dadba waa kuwi walalaha somali galbed sisay amxaarka wale wax madhantan kuwaa waxuus wada indha diran Author Mustafe Dalmar (3 years) VIVA SOMALIA!!!!! Author FADUMO954367 (3 years) @Iskumajeedo naa gudo madowyahay mooryaameed afka haila soo gelin Abdirashiid inuu afku biijoleeyahay miyaa ka xuntahay utangose hadaan imid maxaa adba igakaadaba keenay!! Author FADUMO954367 (3 years) @ Iskumajeedo waanagu dabo dhimateen fartaan qaadno maxaa idindaba dhigay,,,, yaa kaa dhilaysan qaxbo yahay shariifkaan oo afka biijada kuleh idinkuu idiin taliyaa, anaa qoorta kajarilahaa haduu Puntland lug soo dhigo mooryaanyahay xishood wax kama taqaaniin xooloyahow edebta daran!! Author yarta1000 (3 years) @ISKUMAJEEDO wasakhad adaa dhilo iyo wax kadaran ah hanaga magin gabadha waxan wax isku faleen bad tahay faadumo nolow saas ayan kugu ogahay oga oysii kuligood wasakhda oo dhan iyo cayayanka kkkkkkkkkkkk lolz Author ayad aliraki (3 years) somaliya hanolato ddakena hasareyan hanoladan Author ayad aliraki (3 years) mashalah wa hes macan madaxweynaha somaliya holado ddaka somaliya melkasta aya jogan hanoladan Author FADUMO954367 (3 years) kkkkkkkkkkkkkkkkk heestaan Madax wene CABDULLAHI YUSEF baa loo qaaday, Abdirashiid afku biijaale maxaa keenay,,hhhuhu mooryaan wax faansada hadey waayaan way isku kooleeyaan sharafta qofkale kkkkkkkkkkkkkkkk Author waaberi16 (3 years) DALKEYGA MIYAA HAGAAGAY DADKAYGA MIYAA ISRAACAY........runtii hadalkaas ayaa ah mid aad qiima uleh.......VIVA SOMALIA..!!! Author MrGodson198 (3 years) she wrote this song for the contry her tribe distoryed Author wardiina1 (3 years) allow allow amiin amiin waxa aan dawaday bbc ayaan maanta dawaday qarax muqdisho ka dhacay waxa ku dhintay wasiiro iyo arday dhakhtaro ka qalin jabiyay jaamacada caafimaaka illahayow rajada kama quusanayno Author waaberi16 (3 years) Heestaan runtii waa mid aan caadi ahayn!!! Author geeska (3 years) It really happen 2 me "ANIGA IYO DEEQADEYDA XAASKA AHAYD WAA NALA KALA DILAY" so this really touch me personally without country beleive me no wife and children are safe for family value it's better in your homeland.ALLOW debka naga dhex oogan adaa demin karaaye aamiin Author ftuney11 (3 years) i love this.. wooow. way to go guys..... Embed Video: | Search VideoTop Videos |
